Sbs Somali - Sbs Afomali

Cudurka MPOX ee Queensland: 22 July 2025

Informações:

Sinopsis

Kiis labaad oo Virus-ta Mpox-ka la yiraahdo oo aan Australia ku badnayn ayaa laga helay koonfurta bari ee Queensland. Waaxda caafimaadka QLD ayaa sheegtay in qofka cudurka laga helay uu kasoo laabtay Africa, isagoo hadda lagu daweenayo cisbitaalka Brisbane Hospital.