Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
Wararka Soomaaliya 12 september 2025
12/09/2025 Duración: 11minWararka Soomaaliya 12 september 2025
-
-
-
Jaaliyad cusub oo lagu daahfuray Melbourne
09/09/2025 Duración: 19minJaaliyad cusub ayaa lagu daahfuray Melbourne.
-
-
-
-
Hay'ad cusub oo looga dhawaaqay Melbourne
03/09/2025 Duración: 19minWaxaa magaalada Melbourne lagu soo bandhigay hay'ada Australia Refugee and Family reunification Inc. Hay'adan cusub ayaa caawindoonta qaxootiga iyo soogalootiga Soomaalida iyo Africanka ah.
-
Wararka SBS Somali 3 September 20205
03/09/2025 Duración: 09minWararka SBS Somali 3 September 20205
-
Waraysi - Ugaas Ahmed-Naasir iyo Dawlad Deegaanka Soomaalidda
03/09/2025 Duración: 13minUgaas Ahmed Nasir oo dhawaan booqday Dawlad Deegaanka Soomaalidda Ethiopia ayaa ka waramay wixii uu ku soo arkay.
-
SBS News Somali: Talaada, 02 September 2025
02/09/2025 Duración: 04minWarkarkii ugu dambeeyeyey ee dalka iyo debeddiisa maanta Talaado ah.
-
SBS News Somali: 01 September 2025
01/09/2025 Duración: 05minWasiirka Isgaarsiinta Federaalka, Anika Wells, ayaa sheegtay in ay jiraan habab online ah oo si sax ah loogu xaqiijin karo da’da carruurta isticmaalaysa Internet-ka. Natiijo kasoo baxday tijaabo madax bannaan oo lagu sameeyey in ka badan 60 program oo lagu xaqiijiyo da’da, ayaa lagu ogaadey inay qaarkood ay ka carruurta ka joojin karaan inay internet-ka ka arkaan waxyaabo aan ku habboonayn sida dad qaawan.
-
SBS Somali Friday Full Program - Barnaamijka Jimcaha 29 August 2025
01/09/2025 Duración: 47minBarnaamijkii Jimcaha oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.
-
SBS News Somali: 29 August 2025
29/08/2025 Duración: 08minWararkii jimcaha ee Australia iyo caalamka
-
Somalia News - Warkii Soomaaliya: 29 August 2025
29/08/2025 Duración: 08minWasiirka cusub ee dekedda iyo gaadiidka badda, Maxamed Cali Ameeriko ayaa wasiirkii hore kala wareegey xilka.
-
What is forced marriage and what support is available in Australia? - Waa maxay guur khasab ah? Taageero noocee ah ayaa laga helaa Austarlia?
29/08/2025 Duración: 16minA forced marriage occurs when one or both individuals do not consent freely, often due to threats, coercion, deception, or if they are under 16 or those with mental incapacities. No matter how long you've been living here, it's vital to know: You have the right to choose who you marry. In this episode, we'll explore the difference between arranged and forced marriage and where you can turn for help if you or someone you know is affected. - Guurka khasabka ah, labada qof midkood ama labadaba ayaan si xor ah u oggolaannin guurka, iyadoo mararka qaarkood ay sababto, hanjebaad, cadaadis ama khiyaano, iyo haddii qofka loo guurinayo ay da'diisu ka yartahay 16 sano, amaba uu qabo xaalad maskaxeed oo saamaysa awooddiisa go'aan-qaadasho. Muddada aad joogtey Australia intay doontaba ha le'ekaate'e, waa muhiim inaad ogaato, inaad adigu xaq u leedahay inaad doorto qofka aad guursanayso. Warbixintanna, waxaannu ku iftiimin doonaa, farqiga u dhexeeya guurka la soo abaabulay (arranged marriage) iyo guurka qasabka ah (forc
-
SBS News Somali: 28 August 2025
28/08/2025 Duración: 05minCadayada, agabka gacan-qabsiga loogu shaqeeyo (hand tools), qaboojiyeyaasha, makiinadaha dhaqidda weelka (dishwashers), dharka, iyo alaabooyinka nadaafadda haweenka ayaa ka mid ah alaabta cashuur-dhaafka loo samaynayo.
-
Australia - Caasimadda Xasaasiyadda (allergy) ee adduunka.
28/08/2025 Duración: 10minTirada dadka reer Australia ee la nool xasaasiyadda (allergy), ayaa labanlaabantay ku dhawaad 20 sano gudahood, sida lagu sheegay warbixin cusub oo baareysa khasaaraha dhaqaale iyo midka shakhsiyeed ee xaaladdan ku raagta dadka qaarkood.
-
SBS News Somali: 27 August 2025
27/08/2025 Duración: 08minBooliska Victoria ayaa weli raadinaya ninkii lagu eedeeyey inuu dilay labo askari oo booliis ah. Dowladda Queensland oo ogaatey dad mushahar badan qaata qaarkoodna leeyihiin hanti guri oo weli ku jira guryaha dowladda ee loogu talo galay bulshada dan-yarta ah.