Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
SBS News Somali 17 July 2025
17/07/2025 Duración: 07minWararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunka
-
SBS News Somali - 16 July 2025
16/07/2025 Duración: 09minWararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunka
-
Somalia News - Warka Soomaaliya 16 July 2025
16/07/2025 Duración: 11minWarkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunkaba
-
MIGRATION EU: Tahriibta Yurub 16 July 2025
16/07/2025 Duración: 11minIngiriiska iyo Farasnsiiska ayaa ku dhawaaqay qorshe tijaabo ah oo cusub oo tahriibayaasha doonni yar Ingriiska kaga soo gala dhinaca Faransiiska, dib loogu celinayo Faransiiska.
-
DIABETES CHECKS: Baadhidda Sonkoroowga 16 July 2025
16/07/2025 Duración: 10minKhubarada caafimaadka ayaa ku baaqaya in la qaado tallaabooyin hore si loo xakameeyo Sonkorowga oo ka mid ah toddobada cudur ee ugu waaweyn Australia ee sababa dhimasho.
-
Warka SBS Somali - 15 July 2025
15/07/2025 Duración: 06minReer Australia ayaa mar kale loogu baaqay inay ka feejignaadaan cudurka Meningococcal-ka oo hadda Australia ku jira.
-
Waraysi - Tax Returns - Mohamed Garabey
15/07/2025 Duración: 32minXisaabiye Maxamed Garabey oo macluumaad guud ka bixinaya Xisaab-celinta (Tax Returns)
-
Warka SBS Somali - 14 July 2025
14/07/2025 Duración: 06minOlole wacyi-gelin ku saabsan cudurka Meningococcal ayaa maanta la iclaamiyey. Qasnaji Tim Chalmers oo aan walaac ka qabin xogta fakatay ee ku saabsan miisaaniyadda iyo cashuuraha.
-
EU HEAT - Kulaylaha daran ee Europe - 14 July 2025
14/07/2025 Duración: 09minDaraasad la sameeyey ayaa markii ugu horraysay lagu sheegay in dad dhowaan ku dhintay kulaylaha Yurub uu is-deddelka cimilada bani aadanku sababay si toos ah u sababay.
-
Australia Explained - Sida loo bilaabo ganacsi-guri
11/07/2025 Duración: 14minQofka raba inuu guriga gudihiisa ganacsi ku sameeyo, waa inuu marka hore ogaadaa xeerarka iyo shuruudaha ku xidhan. Warbixintan ayaa kuu qeexaysa.
-
Erin Waa Dembiile - 9 July 2025
09/07/2025 Duración: 07minErin Patterson oo ah haweeneydii hore loogu eedeeyey in ay dad cunto ku sumaysay ayaa dembiyadii lagu soo oogey oo dhan lagu helay. Waa dembiile.
-
Ururka BRICS oo ku shiraya Brazil
08/07/2025 Duración: 11minWaddamada ku bahoobey ururka BRICS ayaa shirkoodii sannadlaha ahaa ku qabsaday Brazil. Xubnha ururka ayaa qorshaynaya inay hirgeliyaan nidaam lagaga maarmo kuu xidhnaanta Maraykanka iyo Galbeedka Yurub.
-
Warka SBS Somali 8 July 2025
08/07/2025 Duración: 06minRa'iisal wasaare Anthony Albanese, ayaa diiday baaqyo lagaga dalbaday in la dhiso guddi qaran oo ka hortaga nacaybka ka dhanka ah Yuhuudda. Golaha guud ee QM-na waxay ansixiyeen qaraar ka dhan ah kooxda Taliban.
-
Warka SBS Somali - July 7 2025
07/07/2025 Duración: 08minBaanka dhexe ee Australia oo la filayo inuu hoos u dhigo dulsaarka deynta guryaha iyo mucaaradka Victoria oo dowladda ku eedeeyey inay horey u dayaceen nidaamka la shaqaynta carruurta.
-
Xeerarka Xannaanada Carruurta Vicitoria
07/07/2025 Duración: 08minVictoria ayaa ka shaqaynaysa sidii ay usoo saari lahaayeen xeerar cusub oo lagu dhaqo goobaha xannaanada carruurta, ka dib markii la qabtay nin lagu eedeeyey inuu carruur faraxumeeyey.
-
WARKA SBS full Prog 4 July 2025
07/07/2025 Duración: 56minHay'adda ACCC oo shacab- weynaha uga digtey dhagar budhcadda Internet-ka ah, warysiyo iyo maqaallo kale.
-
-
Warka SBS Somali 3 July 2025
03/07/2025 Duración: 06minArdayda hodanka ah ayaa la sheegay inay faa'iidoda ugu badan ka heli doonaan dayn-dhimidda dowladda Australia ku samaynayso daynta waxbarashada sare (HECS)
-
Warka SBS Somali Full Prog 3 July
03/07/2025 Duración: 54minWararkii ugu dambeeyey ee gudaha iyo debeddaba
-