Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Australia oo aqoonsatay Falastiin
23/09/2025 Duración: 10minAustralia ayaa ku biirtay dalal ka badan 150 oo si rasmi ah u aqoonsaday Falastiin. Talaabadan ayaa waxaa canbaareeyay Isreal iyo Maraykanka.
-
-
SBS Somali Full Program 19 September
22/09/2025 Duración: 50minSBS Somali Full Program 19 September
-
-
Waraysi: Abdiaziz Farah iyo warbixinta Islam nacaybka
17/09/2025 Duración: 19minWaxaa dhawaan la soo bandhigay warbixin looga hadlay sida wax looga qaban lahaa Islam nacaybka Australia ku sii kordhaya. Waxaan ka waraysanay Abdiaziz Faraha oo ah xoghayaha Muslim Society Victoria.
-
-
Australia Explained: kansarka ilmo galeenka
17/09/2025 Duración: 09minKansarka ilmo galeenka waa mid laga hortagi karo, laakiin waa haddii hore loo ogaado.
-
-
Wararka Soomaaliya 12 september 2025
12/09/2025 Duración: 11minWararka Soomaaliya 12 september 2025
-
-
-
Jaaliyad cusub oo lagu daahfuray Melbourne
09/09/2025 Duración: 19minJaaliyad cusub ayaa lagu daahfuray Melbourne.
-
-
-
-
Hay'ad cusub oo looga dhawaaqay Melbourne
03/09/2025 Duración: 19minWaxaa magaalada Melbourne lagu soo bandhigay hay'ada Australia Refugee and Family reunification Inc. Hay'adan cusub ayaa caawindoonta qaxootiga iyo soogalootiga Soomaalida iyo Africanka ah.
-
Wararka SBS Somali 3 September 20205
03/09/2025 Duración: 09minWararka SBS Somali 3 September 20205
-
Waraysi - Ugaas Ahmed-Naasir iyo Dawlad Deegaanka Soomaalidda
03/09/2025 Duración: 13minUgaas Ahmed Nasir oo dhawaan booqday Dawlad Deegaanka Soomaalidda Ethiopia ayaa ka waramay wixii uu ku soo arkay.
-
SBS News Somali: Talaada, 02 September 2025
02/09/2025 Duración: 04minWarkarkii ugu dambeeyeyey ee dalka iyo debeddiisa maanta Talaado ah.
-
SBS News Somali: 01 September 2025
01/09/2025 Duración: 05minWasiirka Isgaarsiinta Federaalka, Anika Wells, ayaa sheegtay in ay jiraan habab online ah oo si sax ah loogu xaqiijin karo da’da carruurta isticmaalaysa Internet-ka. Natiijo kasoo baxday tijaabo madax bannaan oo lagu sameeyey in ka badan 60 program oo lagu xaqiijiyo da’da, ayaa lagu ogaadey inay qaarkood ay ka carruurta ka joojin karaan inay internet-ka ka arkaan waxyaabo aan ku habboonayn sida dad qaawan.