Sbs Somali - Sbs Afomali

DIABETES CHECKS: Baadhidda Sonkoroowga 16 July 2025

Informações:

Sinopsis

Khubarada caafimaadka ayaa ku baaqaya in la qaado tallaabooyin hore si loo xakameeyo Sonkorowga oo ka mid ah toddobada cudur ee ugu waaweyn Australia ee sababa dhimasho.