Sbs Somali - Sbs Afomali

Australia oo aqoonsatay Falastiin

Informações:

Sinopsis

Australia ayaa ku biirtay dalal ka badan 150 oo si rasmi ah u aqoonsaday Falastiin. Talaabadan ayaa waxaa canbaareeyay Isreal iyo Maraykanka.