Sinopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodios
-
Wararka maanta ee Sweden.
17/09/2021 Duración: 01minTirada u dhinta covid-19 oo sii kordhay iyo hooyo da´ yar oo ku daashay magaalada Boden.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
16/09/2021 Duración: 02minDowladda oo dooneysa in carruuraha 12 ilaa 15 jir laga tallaalo Covid 19. Göteborg xarrumo lagu hayo waayeeladda oo Corona ka dilaacay. Hey'adda caafimadka bulshada oo kula talisay in dumarka uurka leh ey qaataan tallaalka Covid 19
-
Wararka maanta ee Sweden.
15/09/2021 Duración: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Talaalada covid-19 oo heer wanaagsan maraya, booqashadii Raadiyaha Iswiidhan ee degmada Boden iyo warar kale.
-
Wararkii maanta & Sweden
14/09/2021 Duración: 02minXuduudaha loo xirayo Covid dartii oo dhib laga sheegtay, Malmö FF oo caawa Juventus wajahaysa & nin Soomaali ah oo sheegay faa'iido ku jirta in carruurta la geeyo gobollada fog fog.
-
Wararka maanta ee Sweden.
13/09/2021 Duración: 02minDhowr urur oo raba in talaalka covid-19 laga bilaabo 12 jirka, booqashadii Raadiyaha Iswiidhan ee Boden oo sii socota iyo warar kale.
-
Wararka maanta iyo Sweden.
10/09/2021 Duración: 02minRaadiyaha Iswiidhan oo booqasho ku joogta degmada Boden, arday lagu weeraray middi iyo warar kale.
-
Wararkii maanta & Sweden
09/09/2021 Duración: 02minXannibaadaha Covid-19 oo la qaadayo, Dowladda oo balaayiin ku bixinaysa cayrta & daryeelka dadka waawayn, Siciido Mooge oo talo siisay Xisbiga S ee ay ka tirsan tahay.
-
Wararkii ugu dambeeyey & Sweden
08/09/2021 Duración: 02minDowladda oo kordhinaysa lacagta la siiyo dadka jirrada ku maqan, isbitaallada oo culays ka dareemaya cudurrada carruurta & Xulka Sweden oo aan Jannaayo aadaynin dalka Qadar.
-
Wararkii maanta & Sweden
07/09/2021 Duración: 02minShaqooyin dad qabta loo baahan yahay, imtixaannada jaamacadaha oo dhijitaal laga dhigayo, tagsiile xabsi la dhigay kaddib markii uu kufsaday gabar rakaab ah.
-
Wararkii maanta & Sweden
06/09/2021 Duración: 01minwiil yar oo isbitaal laga diray iyadoo aan la dawayn oo xaalad halis ah galay, rabshado xiriir ah oo ka dhacay Lund, iyo Ekdal oo dhaawac ku seegaya kulanka Giriigga vs Sweden.
-
Wararkii maanta & Sweden
03/09/2021 Duración: 02minSweden oo usii dhowaanaysa usoo bixitaanka Koobka Adduunka, dugsiyada oo uu kusii fidayo cudurka Covid-19 & dadka xaafadda Angered oo ka hadlaya qaadashada tallaalka oo la sheegay inay ku liitaan.
-
Wararkii maanta & Sweden
02/09/2021 Duración: 02minGobol soo rogaya in qofkii aan tallaalnayn aan shaqo la siinin, Sweden oo shaacisay da'da uu haatan ku badan yahay cudurka Covid & Sweden oo caawa Spain ku wajahaysa kulan adag.
-
Wararkii maanta & Sweden
01/09/2021 Duración: 02minDadka dhashay 90-kii & 2000 oo suuxa marka la siiyo tallaalka Covid-19, niman lagu qabtay beer xashiis ah oo la xukumay & caymis dalabka daadadkii Gävle oo aad u kordhay.
-
Wararkii maanta & Sweden
31/08/2021 Duración: 02minDad qaatay labada kuuro ee tallaalka oo uu Covid ku dhacay, Dowladda oo casriyaynaysa sharciga cudurrada safmarka ah & Anna Beck oo billad qalin ah heshay.
-
Wararkii maanta & Sweden
30/08/2021 Duración: 01minArdayda oo ay kirooyinka guryuhu qaali ku yihiin, waalid ilmohooda ku tacaddiyey oo xabsi lagu xukumay & nin boqollaal xamaarato ah meel ku haystey oo xabsi la dhigay
-
Wararkii maanta & Sweden
27/08/2021 Duración: 02minAngered oo noqotay degmada ugu daran faafitaanka Covid-19, nin lagu toogtey Mjölby & nin sharcigii loo diidey oo 5 sano ku noolaa buul uu ka dhistay meel kayn ah.
-
Wararkii maanta & Sweden
26/08/2021 Duración: 02minSweden oo ay si aad ugu yaraadeen darawalladii tagaasidu, 200 oo gaari oo ku gubtey Märsta & Sahra Cabdi oo ka hadlaysa dareenka dugsiyada SFI-ga oo lagu noqday.
-
Wararkii ugu dambeeyey & Sweden
25/08/2021 Duración: 02minMalmö FF & kooxaha Allsvenskan oo malaayiin helaya, Xisbiga V oo aan taageeraynin miisaaniyadda dowladda & Rashiid Maxamed oo soo koobaya nuxurka hoggaanka Xisbiga V.
-
Wararkii ugu dambeeyey & Sweden
23/08/2021 Duración: 02minDad wax ku noqday guri ku gubtey Göteborg, daadadkii Gävle oo 100 gaari baabi'iyey & Mubaarak C/raxmaan oo ka hadlay is casilaadda RW Lövfen.
-
Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey
20/08/2021 Duración: 02minArdeyda fasalada 9aad oo sanadihii ugu dambeeyey aan dug sare u gudbin. Goobaha dabaasha oo dib loo furayo. Iyo haweeney af duub loo geystay oo boolisku helay.