Sinopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodios
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
18/07/2025 Duración: 02minSoo galootiga ka yimid dalalka ka baxsan qaaradda Yurub oo isaga guuraya Sweden. Gabar 15 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ah isku dayday dil gabar kale Hayadda SMHI oo soo saartay digniino ku saabsan khatarta dab oo ka kaca kaymaha.
-
Wararka maanta iyo Sweden
17/07/2025 Duración: 02minWiil 19 jir oo loo xukumay dil ka dhacay Norrköping. Cadaadiska saaran dukaanka cuntada ee Matmissionen ayaa kordhay. Khiyaanada ka dhanka ah waayeelka ayaa sii yaraanaysa.
-
Wararka maanta iyo Sweden
16/07/2025 Duración: 02minGobolka Västerbotten oo laga mamnuucay in dab laga shido keeymaha iyo dhulka. Wiil 16 jir ah ayaa loo xukumay qaraxii Janaayo ka dhacay xaafadda Farsta. Taageraha xulka Iswiidhen oo tigidhyada loo qoondeeeyay la wada iibsaday.
-
Wararka maanta iyo Sweden
15/07/2025 Duración: 02minKristerson oo soo dhaweeyay ku dhawaaqista Trump ee ku saabsan hubka loo dirayo Yukreyn. Hay'adda sadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobaba maahigaan ah. Nin lagu tuhunsan yahay in uu dilay dumar ayaa lagu sheegay xanuunka dhimirka.
-
Wararka maanta iyo Sweden
14/07/2025 Duración: 02minWiil 16 jir ah ayaa maanta xukun ku riday maxkamadda degmada Solna. Sicir bararka ayaa kor u kacay gaarayna boqolkiiba 2.8 bishii Juun. Nin ayaa la xiray ka dib markii uu diiday in uu bixiyo xisaabta looga yeeshay meel lagu caweeyo.
-
Wararka maanta iyo Sweden
11/07/2025 Duración: 02minNin gaari ku jiirsiiyay dhowr qof magaaladda Malmö. Dhakhtar ilko oo loo shaqaaleen luuqada Swedish ka oo magdhaw loo dalbay Koox buracd taleefanada oo xukun xabsi lagu riday
-
Wararka maanta iyo Sweden
10/07/2025 Duración: 02minRaii'sal wasaareUlf Kristersson iyo Ebba Busch oo taagere u muujiyay wasiirka socdaalka. Biyaha la cabo ee jasiirada Gotland oo lagu baaqay in la beekhaamiyo Codsiyadaha jaamcadaha oo la shaaciyay
-
Wararka maanta iyo Sweden
09/07/2025 Duración: 02minArdaydii ugu badneed oo CSN kala noqotay lacag. Cimilo roobab culus oo laga filayo qeybo dalka dhammaadka toddobaadka Ismail Abdo oo lagu hayo Turkiga
-
Wararka maanta iyo Sweden
08/07/2025 Duración: 02minSweden oo gudbisay dalabka iibsiga rasaasta madfac ee ugu badneed 40 sano. Lisberg oo dacweysay shirkad ceymis iyo ciyaarta labaad ee hablaha Sweden ee horyaalka Yurub
-
Wararka maanta iyo Sweden
07/07/2025 Duración: 02minKoroka sicir bararka oo ka badan inta la filayay. Safarada Sweden iyo Yurub dhexdeeda oo qaali noqday iyo nin ku xukunaa dil wasiir oo ogoolaasho la siiyay
-
Wararka maanta iyo Sweden
04/07/2025 Duración: 02minKastamka oo sannadkan gacanta ku dhigay 106 kg oo maandooriyaha heroin ah. Dabeeylo aad u xooggan ayaa shalay ka dhacay dalka. Mohamsson oo shahadeeda waxbarasho daba gal lagu sameeyay.
-
Wararka maanta iyo Sweden
03/07/2025 Duración: 02minHay'adda saadasha hawada SMHI oo soo saartay digniin dabaylo xoogan. Toogashooyinka ka dhaca Iswiidhen oo sii yaraanaya. Saddex qof ayuu gaari ku jiiray magaalada Trelleborg.
-
Wararka maanta iyo Sweden
02/07/2025 Duración: 02minIswiidhen oo 8.2 bilyan oo karoon ugu deeqi doonto sanduuqa bangiga adduunka. Labo nin oo loo xukumay dembi ku saabsan farsameeyn dukumentiyo. Hay'adda SMHI oo digniin ka soo saartay onkod qaybo ka mid ah dalka.
-
Wararka maanta iyo Sweden
01/07/2025 Duración: 02minXukuumadda ayaa ka walaacsan in caruur aad u yar ay ku dhashaan dalka Iswiidhen. Xisbiga Moderaterna oo soo jeediyay in la joojiyo shuruudda qorista buuga qalinjabinta. Xukuumadda oo doonayso in la hagaajiyo daryeelka caafimaadka.
-
Wararka maanta iyo Sweden
30/06/2025 Duración: 02minEbba Busch oo sheegtay in arrinka daryeelka caafimaadka mudnaanta la siiyo. Xildhibaan Annika Strandhäll (S) oo isaga baxayso siyaasadda. Rag badan oo ku nool Iswiidhan ah ayaa doorta inay is-dhufaan.
-
Wararka maanta iyo Sweden
27/06/2025 Duración: 02minXisbiga Vänsterpartiet ayaan ku qanci doonin inuu noqdo xisbi-taageere kaliya. Wasiirka maaliyadda: Bartilmaameedka NATO ee boqolkiiba shan waa macquul laakiin adh mid adag. Tiro dembiilayaal badan oo dibedaha ku sugan ayaa la xiraa.
-
Wararka maanta iyo Sweden
26/06/2025 Duración: 02minMagdalena Andersson, oo sheegtay in canshuur sare lagu soo rogo dadka dakhligoodu sarreeyo. Amanda Lind ayaa difaacday taageerada xisbiga ee dib u qalabaynta difaaca Iswiidhen. Mats Persson oo ku soo laaban doona kursigiisa baarlamaanka.
-
Wararka maanta iyo Sweden
25/06/2025 Duración: 02minWadamada NATO ayaa hadda qaatay yoolka ah in la kordhiyo miisaaniyadooda difaaca. Anna-Karin Hatt oo sheegtay in cimiladu ay tahay in xukuumad kasta ay mudnaanta siiso. Jimmie Åkesson oo raaligelin waydiistay yuhuudda Iswiidhen.
-
Wararka maanta iyo Sweden
24/06/2025 Duración: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliska oo lugta ka toogtay nin mindi ku hubeysnaa. In badan oo ka mid ah dadka ku nool xaafadaha nugul oo shaqeeya iyo Amaahda Northvolt
-
Wararka maanta iyo Sweden
23/06/2025 Duración: 02minSMHI oo ka digtay roob badan Nin lagu toogtay Göteborg Qarax ka dhacay faras-magaalka Malmö