Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Hani Abdille oo ka qayb galaysa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga
08/10/2024 Duración: 11minWaxaa Sydney lagu qabanayaa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga iyo magangalyodoonka. Waxaa qayb wayn ka qaadanaya barnaamujkaas Hani Abdille oo ah gabar qoraa ah, gabyaa ah, una ololaysa arimaha xaquuqda qaxootiga.
-
-
-
-
-
Sida daynta guryaha looga qaato Australia
02/10/2024 Duración: 10minAustralia Explained: sida daymaha guryaha looga qaato Australia.
-
-
Xaflad soo dhawayn ah oo loo qabtay Safiir Abdihakim Amey
01/10/2024 Duración: 06minWaxaa Melbourne lagu qabtay xaflad lagu soo dhawaynayo Safiirka Soomaaliya u jooga Koofurta Sudan horena u ahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland.
-
Xafladda Africulture Festival oo lagu qabtay Sydney
01/10/2024 Duración: 05minWaxaa magaaladda Sydney lagu qabtay xafladda Africultural Festival oo ay sanad walba soo qabanqaabiso ururka Somali Welfare and Cultural Association oo ay madax u tahay Saada Abdikarim.
-
-
-
Siciid A Deni oo diyaar u ah wadahadalka Dowlada Federaalka Soomaaliya.
25/09/2024 Duración: 09minMadaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa goob uu ka hadlayey ka sheegay in uu diyaar u yahay wadahadal uu la yeesho Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.
-
Dr Mohamed Abas iyo damaca Ethiopia ee bada Soomaaliya.
25/09/2024 Duración: 12minDr Maxamed Cabaas, ayaa Laanta Afsoomaliga ee Idaacada SBS ka waraysatay damaca Ethiopia ee bada Soomaliya iyo xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay.
-
Hamdi Ali oon ka waramaya doorashada golayaasha dowlada hoose.
25/09/2024 Duración: 14minHamdi Ali - oo isagu laf ahaantiisu u sharaxan (xubinimada Golaha Deegaanka ee Melbourne) - ayaan ka waraysanay, doorashada golayaasha Dowlada Hoose.
-
Wararka SBS Somali 24 September.
24/09/2024 Duración: 06minQaar ka mida wararka SBS Somali ee maanta (24 Talaado, 2024)
-
Guryo la'aanta ka jirta Australia iyo Hamdi Ali
20/09/2024 Duración: 16minWaxaa dalkan Australia ka jira guryo yari ba'an. Waxaan arintaas ka waraysanay Hamdi Ali oo arintana aad ula socda.
-
-
-
Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander iyo Aqoonta xidigaha
18/09/2024 Duración: 06minDadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander ka cirku wuxuu u sheegaa dhaqmada ay kumaan jiil isugu soo gudbinjireen si sheeko, heeso, xaflado ama farshaxan.
-

Únete Ahora
- Acceso ilimitado a todo el contenido de la plataforma.
- Más de 30 mil títulos, incluidos audiolibros, podcasts, series y documentales.
- Narración de audiolibros por profesionales, incluidos actores, locutores e incluso los propios autores.