Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Wax ka ogoow halista uu leeyahay kansarka mindhicirada
27/08/2024 Duración: 17minKulan bulshada looga wacyi-galinayey halista uu leeyahay Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ku dhaca ayaa xalay fiidkii (26 August 2024) ka dhacay xaafada Heidelberg West. Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar ka mida bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Melbourne, Australia. Barnaamijka waxaa diyaariyey Somali Elders Group, waxaana soo jeediyey Cabdicasiis Faarax, maamulaha Hay'ada Himilo. Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS oo kulanka ka qaybgashay ayaa idiin diyaarisay kalimadii wacyi-galinta ee ku aadanayd Kansarka Xiidmaha. Dhagaysi wacan
-
-
-
-
-
-
Isboortiga iyo sida uu bulshada isugu xiro
21/08/2024 Duración: 08minAhmednoor Yagool ayaan ka waraysanay saamaynta isboortigu ku leeyahay isku xirka bulshada.
-
UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan?
21/08/2024 Duración: 11minDibadbaxyo dhawaan ka dhacay Uk ayaa dadka lagu beegsaday waxaa ka mid ah Muslimiinta. Haddaba UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan? Mohamed Hassan Dable ayaan ka waraysanay.
-
-
Daawo dhaqameedka dadka dalka loogu yimid
20/08/2024 Duración: 09minAustralia Explained: Fahamka iyo ixtiraamka daawooyin dhaqameedka dalka dalka loogu yimid.
-
-
Sidee Ilhan ugu guulaysatay doorashada?
16/08/2024 Duración: 15minDoorashooyinka Maraykanka iyo sida ay Ilhan Omar ugu guulaystay. Mohamed Wardhere ayaa nooga waramaya.
-
-
-
AE: how to deal with bullying in school or online?
14/08/2024 Duración: 12minMaxaad samayn lahayd waalid ahaan haddii ilmahaaga iskuulka lagu dhibo (bullying) ama internetka lagu handado?
-
-
-
-
-
Dr Aweys Omar "ha la iska baaro cudurka cagaarshowga"
07/08/2024 Duración: 14minCudurka cagaarshowgu (Hepatitis) wuxuu aduunka ku dilaa dad ka badan hal milyan sanad walba. Laakiin qofku is baaro waa la maarayn karaa. Haddii aaddan qabina waa la iska talaali karaa.