Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editor: Podcast
  • Duración: 142:12:25
  • Mas informaciones

Informações:

Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • Warkii Talaado: 21 October 2025

    21/10/2025 Duración: 04min

    Warka maanta waxaa ka mid, taageerada caafimaadka maskaxa ee goobaha shaqada oo laga dayriyey iyo hoggaamiyaha mucaaradka federaalka oo ku baaqday in safiirka Australia u fadhiya maraykanka, Kevin Rud, shaqada laga caydhiyo.

  • SBS News Somali - Warka Isniinta 20 October 2025

    20/10/2025 Duración: 05min

    Warka maanta oo isniin ah waxaa ka mid ah, dhakhaatiirka Australia oo ku baaqday in la kordhiyo heerka tallaalka ee hargebka iyo ra'iisal wasaaraha Australia iyo Donald Trump oo berrito kuu kulmi doona Washington.

  • SBS Somali Friday Program - Barnaamijkii jimcaha 17 October 2025 oo dhammaystiran

    19/10/2025 Duración: 49min

    Waa barnaamijkii jimcaha 17 October 2025 oo dhamaystiran, lagana reebay xayaysiiskii.

  • Waraysi: Abdiqani Nadif Muse - Xadhig-jarkii degmada Shaxda-Buhodle DDS.

    19/10/2025 Duración: 10min

    Abdiqani Nadif Muse , guddoomiyaha quddiga qaban-qaabada xafladda daah-furka degmada Shaxda-Buhodle, DDS, oo ka warramaya sidii daah-furku u dhacay.

  • Warkii Soomaaliya: Friday 17 October 2025

    17/10/2025 Duración: 09min

    Shixnad maandooriye ah oo lagu qabtay dekedda Muqdisho.

  • How to donate blood in Australia - Sida loogu deeqo dhiig

    17/10/2025 Duración: 13min

    Each time you donate blood, you can save up to three lives. In Australia, we rely on strangers to donate blood voluntarily, so it’s a truly generous and selfless act. This ensures that it’s free when you need it—but it also means we need people from all backgrounds to donate whenever they can. Here’s how you can help boost Australia’s precious blood supply. - Mar kasta oo aad ku deeqdo dhiig, waxaad badbaadin kartaa ilaa saddex qof. Australia gudeheeda, dad ayaa dhiig u shuba dad kale oo aanay aqoonnin. waana deeqsinnimo naxariis leh oo dhiigga ka dhigta mid bilaash loo helo. Waxaynu u baahannay dad ku deeq dhiiggooda. Warbixintanna waxay ku kuu iftiiminaysaa sida aad dhiig ugu deeqi karto.

  • Dagaalka xuduudda ee Afghanistan iyo Pakistan

    16/10/2025 Duración: 06min

    Ciiidammo ayaa iskaga dhintay Pakistan iyo Afghanistan ka dib markii dagaal ku dhex maray xuduudda u dhexeysa.

  • SBS News Somali - Khamiis, 16 October 2025

    16/10/2025 Duración: 05min

    Maxakamadda sare ee New South Wales ayaa qaaddacday awoodo hore loo siiyey booliiska gobolka. Israel iyo Xammaas-na waxay weli ku muransan yihiin maydadkii Israel ee Xammaas soo celisey.

  • Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco, 15 October 2025

    15/10/2025 Duración: 11min

    Doorashada qof iyo cod oo Muqdisho ka bilaabmi doonta bisha November.

  • Tracking Privacy - Qarsoodi mise raad-raac?

    15/10/2025 Duración: 17min

    Sidee baa lagu ogaan karaa in is raad-raacidda ama is-kor-joogteynta xubhaha qoysku keento faa'iido ama dhibaato? Khubarada cilmi-nafsiga ayaa ka digaya adeegsiga Apps_ka la isku raad-raaco

  • Is-dhaafsiga maxaabiista Xammaas iyo Israel

    15/10/2025 Duración: 08min

    Israel iyo Xammaas ayaa is dhaafsaday maxaabbiis taas oo qayb ka ah wejiga hore ee heshiiska joojinta dagaalka ee Maraykanku hoggaaminayo

  • SBS News Somali: Tuesday, 14 October 2025

    14/10/2025 Duración: 06min

    Kumannaan qof Qaza kusoo dhoweeyey maxaabiistii falastiin ee Israel kasii deysey xabsiyada. Xoghaya qaramanda midoobey oo ku boorriyey dhinacyada ay khusaysaa inay fursaddan uu isticmaalaan soo af-meeridda dagaalka, ballanqaadyadoodiina ay ka dhabeeyaan.

  • SBS News Somali: Monday, 13 Oct 2025

    13/10/2025 Duración: 05min

    Senetor Lidia Thorpe oo sheegtay inay gubi lahayd aqalka baarlamaanka si ay ugu dagaallanto caddaaladda falastiiniyiinta. Donald Trump oo u socdaalay bariga dhexe si uga qayb galo xuska saxeexa nabadda bariga dhexe.

  • SBS Somali Full Friday Program - Barnaamijkii oo dhammaystiran: 10 Octobers 2025

    12/10/2025 Duración: 53min

    Barnaamijkii Jimcaha - 10 October oo dhammaystiran.

  • Wararka SBS Somali 10 October, 2025

    10/10/2025 Duración: 14min

    Wararka SBS Somali 10 October.

  • Wararka SBS Somali 9 October, 2025

    09/10/2025 Duración: 04min

    Wararka SBS Somali 9 Oct.

  • Wararka SBS Somali 8 October, 2025

    08/10/2025 Duración: 10min

    Wararka SBS Somali 8 October 2025

  • Sagootin loo sameeyay Amina Diria oo shaqada ka fariisatay 28 sano kadib

    08/10/2025 Duración: 13min

    Sagootin loo sameeyay Amina Diria oo shaqada ka fariisatay 28 sano kadib

  • Wararka SBS Somali 7 October 2025

    07/10/2025 Duración: 05min

    Wararka SBS Somali 7 Oct.

  • Wararka Soomaaliya 3 October 2025

    03/10/2025 Duración: 09min

    Wararka Soomaaliya 3 oct

página 4 de 37