Sinopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodios
-
Wararka maanta iyo Sweden
23/05/2025 Duración: 02minBooliska oo maanta gelinkii hore nin ku toogtay magaalada Uppsala. Tagsiilihii saddex qof ku jiiray magaalada Malmö talaadadii oo la sii daayay. 160 ardey oo iskuul ka dhigan jiray Haninge ayay dhici kartaa in sawiro aan habbooneyn laga qaadey.
-
Wararka maanta iyo Sweden
22/05/2025 Duración: 03minWiil 18 jir oo la codsaday in ruumaanka loo dhigo togashadii Örebro. Hay'adda SMHI oo soo saartay digniin ku saabsan baraf. Shimbir ka duushay Iswiidhen oo lagutuhmey basaasnimo dalka Itoobiya.
-
Wararka maanta iyo Sweden
21/05/2025 Duración: 02minHaweeney dacwad lagu oogay kadib markii ay xad-gudub ku sameeysay carruur. Hal qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay guri ku yaalla magalaada Örebro. Nin muqaal ka duubay haweeney balakoon iska soo tuurtay oo halis ugu jira in xabsi lagu xukumo.
-
Wararka maanta iyo Sweden
20/05/2025 Duración: 01minHeerka faxalka ubaxa ee pollen oo wali aad ugu sarreeyaa Stockholm. Kitaabka Qur'aanka oo la qorsheeynaayo in lagu gubo magaalada Jönköping. Nin bishii maarso gubay masjidka Uddevalla oo dacwad lagu soo oogay.
-
Wararka maanta iyo Sweden
19/05/2025 Duración: 02minMaxkamadda racfaanka ayaa beddeshay xukunkii hore ee arrinkii Murhaf hamid. Toban shirkadood ayaa laga yaabaa in lagu khasbo inay bixiyaan ganaax dhan 22 milyan oo karoon. Qof ayaa geeriyooday kaddib markii uu ka booday balakoon.
-
Wararka maanta iyo Sweden
16/05/2025 Duración: 02minDeeqaha dadweynaha ee ururada samafalka oo sii kordhaya. Nin ayaa lagu xukumay xabsi daa'in ka dib dilkii laba qof ee ka dhacay Norrköping. Kiniin cusub oo loogu talagalay xanuunka hurda la'aanta (narkolepsi).
-
Wararka maanta iyo Sweden
15/05/2025 Duración: 02minMarqaatiga muwaadiniinta ayaa ku kacay malaayiin iyada oo aan waxba laga faa'iidin. Kumanaan arday ah oo laga doonayo in ay dib u bixiyaan lacagta CSN. Hal qof ayaa dhintay ka dib toogashadii Talaadadii ka dhacday Uppsala.
-
Wararka maanta iyo Sweden
14/05/2025 Duración: 02minShaqo la'aanta oo hoos u dhacday saddex bilood oo xiriir ah. Waalid lagu soo oogay dacwad, taas oo la xiriirta in ay daryeelin ulkaha caruurtooda. 70 qof oo calool xanuun ku dhacay ka dib markii ay ka qayb galeen shir weeyne.
-
Wararka maanta iyo Sweden
13/05/2025 Duración: 02minRoobkii ugu yaraa ee in ka badan 100 sano. Diblomaasi sare oo Iswiidhish ah oo loo xiray basaasid. Bukaankii ugu dambeeyay oo ka baxay isbitaalka ka dib toogashadii Risbergska.
-
Wararka maanta iyo Sweden
12/05/2025 Duración: 02minIn ka badan 50 qof ayaa lagu qabtay hawlgal ballaaran oo ka dhacay aagga Östersjö. Halista dabka cawska iyo kaymaha. Wasiirka arrimaha dibadda iyo weerarrada ka socda carriga Gaza: Xaaladdii ugu darneyd illaa iyo hadda.
-
Wararka maanta iyo Sweden
09/05/2025 Duración: 03minNinka warbaahinta looga yaqaan Nytorgsmannen ayaa lagu soo oogay dacwad kufsi. Xukuumadda ayaa soowajahday dhaleeceyn kadib markii Thyberg uu ka tagay shaqadiisa. Koobka adduunka ee ciyaarta xeegada barafka ragga ee 2025 ayaa maanta bilaabanaya.
-
Wararka maanta iyo Sweden
08/05/2025 Duración: 02minCaruur iyo dhallinyaro badan oo qaata dawada xaaladda ADHD. Xildhibaanadda xisbiga Vänsterpartiet Lorena Delgado ayaan doonayn inay ka tagto xilkeeda. Maanta ayaa siyaasigii hore ee xisbiga Centerpartiet Gustav Hemming lagu soo oogay dacwad .
-
Wararka maanta iyo Sweden
07/05/2025 Duración: 02minWiil 18 jir ah ayaa waxaa soo gaaray dhaawac halis kadib markii u dhismo ka soo dhacay. Sicir bararka oo ka hooseeyay sidii laga filayay bishii abriil. Todobo qof ayaa maanta lagu soo oogay dacwad ku saabsan dil sharaf-dhowr ah.
-
Wararka maanta iyo Sweden
06/05/2025 Duración: 02minMaxkamadda racfaanka ee Svea ayaa maanta ruumaanka dhigtay nin shalay ay sii daysay maxkamadda degmadu. Nin reer Malmö ah oo lagu xukumay inuu bixiyo 740,000 karoon oo dayactir ah. Qaybo badan oo ka mid ah isbitaalka Sollefteå ah oo la xirayo.
-
Wararka maanta iyo Sweden
05/05/2025 Duración: 01minHaweeney 50 jir ah ayaa geeriyootay ka dib markii uu baaskiil jiiray. Waxaa jira xiiso weyn oo ku saabsan barashada sida loo xalliyo dembiyada. Wiil da'diisu ka yar tahay 18 sano oo dhaawaciisa laga helay xaafadda Älvsjö ee Stockholm.
-
Wararka maanta iyo Sweden
02/05/2025 Duración: 02minDabeyl xooggan oo caawa la filayo. Ninkii afaraad oo loo qabtey dilkii Uppsala. Xorriyadda saxaafadda oo sii xumaanaysa.
-
Wararka maanta ee raadiyaha Sweden
30/04/2025 Duración: 02minXeer-ilaaliye lagu xukumay sin jabin. Maxkamadda racfaanka ayaa ansixisay xukun hore oo ka soo baxay maxkamadda degmada, oo ah xabsi daain. Dacwadaha inkasso oo yaraaday balse deymaha ayaa kordhay.
-
Wararka maanta ee raadiyaha Sweden
29/04/2025 Duración: 02min17 qof oo lagu soo oogay dacwad la xidhiidha daroogo. Nin 50 jir ah oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaadhay kaalin shidaal. Xukuumada oo doonaysa in la adkeeyo madaxbanaanida garsoorka.
-
Wararka maanta ee raadiyaha Sweden
28/04/2025 Duración: 02minShan Qof oo La Xiray Kadib Dil Rasaaseed ka Dhacay Eskilstuna. Svenska Kraftnät, afar qeybood oo kala duwan ee qiimaha korontada ee hadda ka jira ee Sweden ayaa sii jiri doona. Afar qof oo loo maxkamadeeyey dhacdo Göteborg ka dhacday
-
Wararka maanta iyo Sweden
25/04/2025 Duración: 02minXisbiga Socialdemokraterna ayaa doonaya in uu 500 milyan oo karoon ku maalgeliyo shaqooyinka xagaaga. Alexandr oo 14 jir ah ayaa ku dhashay Iswiidhen oo la tarxiilayo Armenia. Nin sakhraansan oo gaari ku kaxeeyay 190 km waddo loogu talagalay 90 km.